Main
Home
Yaanunahay
Multimedia
Muuqaal
Sawirro
Links
Kafaalo
Samafalka
Allbanadir
Hillaac
Sernews
galgaduudpost
Iqra
Dalka
Jilibweyn
Hiirancenter
jowhar
Alldalka
Boondheere
Horta Yaannu nahay

Marka hore waxaa mahad iska leh Ilaahay subxaana wa tacaala oo nasiiseyey caafimad iyo caqli.Caafimadkaas iyo caqligaas oo lagu aasaasay ururkan dhamaadkii sanadka 2007 lana dhaho:DADKA RY FINLAND.
DADKA RY waa urur samafal ah oo ay aasaaseen dhallinyaro ku midoobay dareen Soomaalinimo ah,oo ka damqaday dhibaatada ay ku jiraan dadkoodu, kuwaasoo ku tashaday qabasha inta xoogooda. Dadka ry waxaa taageri kara qofkastoo oo Somali ah oo doonaya in uu caawiyo dadkiisa. Annaga oo qabiil,gobol ama dabaqada bulshada eegayn. Waxaan ku dedaalayna sidii loo heli lahaa dad fikredaha ku mideysan, taasoo sahlaysaa in wixii hawl ah hawlgalaan.

Ujeedada

Ujeedada ururku waa sidii loo caawin lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dhulkii meelaha u daran,gaar ahaan agoonta, maatada iyo dumarka ee sida joogtada ah loogu hayo dilka,dhaca oo ay waliba u sii dheer tahay kufsiga.

Nin la sugayow maxaad sugi

Horay Soomaalidu u tiri "nin la sugayow maxaad sugi" dadkaas ceelna uma qodna ciidanna uma maqno,waxay soo eegayaan xaggeena, markaa haddaanu nahay DADKA RY waxaan soo dhawaynaynaa wax kasta oo taakulayn ah oo ku socota dadkaas dhiban, haddii ay tahay mid dhaqaale ama mid talo ah.

 

somali suomeksi english

Haddii aad u baahan tahay in aad walaalahaa caawiso ugu soo hagaaji:-

Bangiyadan hoose

Accounts

nordea
122030-264628

sampo
800011-71353650

Nagala soo xiriir

Admin@dadka.net