ila hadda waxaan ururinay Lacag dhan 4500 oo dollar.lacagahaas waxaa loo kale diray meelo kala duwan sida xerada agoonta afgooye ee al-nahreyn, hay´adda al manhal iyo isbitaalka benadir.Sawiradan hadda hoos ka muuqdaa waa isbtaalka benaadir oo wakhtigaas caruur shuban ku dhacay jifaan.Sawirada kalena inshallah waan kusoo dari doonaa.

  • sawirka weyneyso



















    hit counter easy